Hymna Somálska je skladba Soomaaliyeey toosoo (). Složil ji Ali Mire Awale v červenci 1947. V roce 2001 nahradila předchozí hymnu beze slov.
Text hymny Soomaaliyeey toosoo Toosoo isku tiirsada ee Hadba kiina taag Taranee Taageera waligiinee. Ummadyahay mar kale toosoo Calankiina wada tiirshoo, Danta guud ku taagsada op Isu wada tanaasula eey. Somaliyaay toosoo Toosoo isku tiirsada ee Hadba kiina taag daranee Taageera waligiinee. Tawaabkoo qudhaa bixiyoo Gobannimada taam ka dhigee, Rabbi toobad weyddiistoo Talo saarta Weynaha eey. Somaliyaay touto Toosoo isku tiirsada ee Hadba kiina taag daranee Taageera waligiinee. Qabiilkaad ku tookhdaan baa Qawmiyaddaada kaa tira oo, Tayo li'ida qoys-qoyskaa Idin bada tabaalaha eey. Somaliyaay toosoo Toosoo isku tiirsada ee Hadba kiina taag daranee Taageera waligiinee. Inuu Naar ku taro mooyee Dagaal ehel ma taabaggalee, Shacabkaa in loo turo oo La tabantaabsho kaa mudaneey! Somaliyaay toosoo Toosoo isku tiirsada ee Hadba kiina taag daranee Taageera waligiinee. Curaddadaada taargo'ayaa Tiiraanyo qaran weeyee, Walaalkiis kan tooganayow Adays jaray tagoogaha eey. Somaliyaay toosoo Toosoo isku tiirsada ee Hadba kiina taag daranee Taageera waligiinee. Quruun teeda hanan weydaa Tiqo kuma leh dunideenee, Adduunyada ka tamin qaadtoo Assaagiina tiigsada eey.
Odkazy Související články Somálská vlajka Státní znak Somálska Státní symboly Somálska Dějiny Somálska
Somálsko Hymna